Shiikh Shaakir: “Waxaan rabnaa in la dhameeyo khilaafka dowlada & Ahlu Sunna”

Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inay doonayaan in la soo afjaro khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ahlu-sunna iyo Dawladda dhexe. Hadalkan ayuu sheegay xili uu wareysi siinayey idaacada VOA isagoo xusay in Ahlu-sunna aysan diyaar u ahayn in dagaal wiil kaga dhinto ama kaga dhaawacmo. Shiikh Shaakir ayaa Dowladda … Continue reading Shiikh Shaakir: “Waxaan rabnaa in la dhameeyo khilaafka dowlada & Ahlu Sunna”